18 Mar, 2025
1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay hoggaanka howlgallada Ciidanka Cirka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Hoggaanka Howlgallada Ciidamada Cirka Soomaaliyeed ayaa ka dhagaystay guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah argagixisada, gaar ahaan howlgallada cirka ee ciidamadu ay ka fuliyeen goobaha ay ku dhuumaaleysanayaan argagixisadu, Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyey saraakiisha Ciidamada Cirka dadaalkooda joogtada ah, gaar ahaan xoojinta […]

1 min read

Ururka Midowga Afrika (AU) oo ugu baaqay Dowladda Itoobiya iyo xisbiga Tigrayga (TPLF) inay joojiyaan Dagaalka.

Addis Ababa: Ururka Midowga Afrika (AU) ayaa si dhow ula socday xaaladda isbedel badalka ee ka dhex jirta xisbiga Tigray People’s Liberation Front (TPLF) isagoo aad uga walaacsan. Midowga Afrika wuxuu hoosta ka xariiqay muhiimadda ay leedahay xasilloonida iyo nabadda gobolka, isagoo ugu baaqaya dhammaan dhinacyada ay khusayso inay is xakameeyaan oo ay galaan wada-hadal […]

1 min read

Gudoomiyaha jaaliyadda Soomaalida Netherland oo Afur u sameeyey Soomaalida…

Gudoomiyaha jaaliyadda guud ee Soomaalida Netherland ahna gudomiyaha SFON ahna Gudoomiyaha U-turns Samafalka Kardo Cabdulqadir Cali Nune ayaa afur heer sare ah u sameyayjaaliyadda soomaaliyeed ee xarunta jaaliya ay ku leeyihiin magalada Zwoolle e dalka Netherland. Kulankaan afuritanta ah oo ay ka soo qeyb galaan sabti walba inta lugu gudajira gudashada bisha barakeysan ee ramadan […]

1 min read

In ka badan 100 Xildhibaan oo ka hortmid in laga xayuubiyo Xubinnimadii Baarlamaanka Xildhibaan Abiib.

106 Xildhibaan ayaa ka soo horjeestay go’aankii Guddoomiye Aadan Madoobe uu kaga xayuubiyay Xubinnimadii Baarlamaanka Xildhibaan Abiib, iyagoo ku tilmaamay tallaabo sharci darro ah, uguna baaqay inuu ka laabto warqada uu soo saaray. Qoraal ay ku saxiixnaayeen Xildhibaannadan ayay ku sheegeen in marka Xildhibaan Xasaanadda laga qaadayo ay u baahan tahay saddex dalool labo tirada […]

2 mins read

Nasashada Jimcaha. Q- 451=Siyaasiyiinta Somalidu 7 Sano ma wada socdaan, ama waa isa sirayaan, ama Midaa la siraa”.

1. Wiil jaamacad ka soo qalin jabiyay, ayaa yiri: Xildhibaan keeyga ayaa igu yiri, CV-gaaga iigu soo dir E-mail keeyga, si aan ugu gudbiyo Xafiiskii aad ka shaqeey leheyd. Waan Hilmaamay in aan Xildhibaanka u diro CV-gii. Laakin, Laba usbuuc kadib ayaan Xildhibaankii arakay, waxaa uuna igu yiri: CV-gaagii waan gudbiyay, mar dhaw ayaadna helidoontaa […]

2 mins read

Yam yam iyo Qadaad weyn

Sayidkii ayaa markii Dhul iyo Cirba laga soo weeraray, ee Jab weeyni soo gaaray, ayaa lagu yiri: Ingriiskii waxa Dalalkii uu gumeeysanayay ee Hindiya iyo Sawaaxili uu ka soo wadaa Ciidamo kuu soo bax baxsanayo Maraa ayuu sayidkii yiri: Agaa, Ma Hindi iyo Sawaaxili, La jab ma haddaa Yam yam iyo Qadaadweeyn la iga celcelinaa. […]

1 min read

Deg Deg: Duqayn lagu dilay Horjooge sare oo Al-Shabaab ka tirsanaa.

Taliska Nabadsugida Qaranka ee NISA oo war saxaafadeed ka soo saaray howlgal duqeyn ah oo ay iska kaashadeen saaxibada Caalamka ayaa xaqiijiyay in lagu dilay Horjooge sare oo lagu magacaabo Yuusuf Dhegnaas. Duqeyntab ayaa ka dhacday deegaanka Ceel-Bacad oo ka tirsan Shabeellaha Dhexe. Duqeyntan oo xalay maqribkii dhacday ayaa aheyd bartilmaameed gaar ah oo lagu […]